Author Topic: Su'aal: Maxaa keena xiniinyo xanuunka?  (Read 9986 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qaalib

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Maxaa keena xiniinyo xanuunka?
« on: June 06, 2016, 04:18:15 PM »
asc waxaan idin leeyahay ramadan kariim somalidoc  waxaan doonayaa inaad iisheegtaa xiniinyo xanuunka wixii keena ama sidii aan isuga dawayn lahaa mudo 4 sano dhan xiniinyaha ayaa ixanuunaya oo waliba mida midig ah markii qabow jiro way gaabataa markii kuleyl jirana wayka dheeraataa takale wayna ka wayntahay inyar waxaan tagay pharmacy'o badan waxay iisheegeen inaan qabo cudurka INFECTION waxayna isiiyaan uun kiniini waxna iima taro waxaan idinka codsanayaa inaan i caawisaan waxaan ahay walaalkiin oo aqoon iyo dawo raadis ah waadna mahadsan tihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena xiniinyo xanuunka?
« Reply #1 on: June 23, 2016, 12:36:21 PM »
Xiniinyaha si dabiici ah way kala dheeraan karaan, cimilladuna way ku xiran tahay, markuu qabow jiro way soo aruuraan, markuu kuleel jirane way dheeraadeen, badanaa waxaa dheeraato midda bidixda xigto, akhriso qoraal ku saabsan arintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3313.0

Midda ku saabsan xanuunka, waxyaabo badan ayaa keeni karo, waxaan kugula talin alhaa in lagaa saaro ultrasound si loo ogaado cilalda jirto haddii aan horay lagaaga saarin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55984
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162296
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106994
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62314
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28985
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc