Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena xanuunka dhabarka qaybtiisa hoose?
(1/1)
Qaalib:
waad mahadsantihiin waxaana idin leeyahay ramadaaan kariim kadib maxaakeena xanuunka dhabarka qaybtiisa hoose dhowr jeer oon farmasi tagaay waxay iisheegeen inaan qabo infection waxayna isiiyeen kiniin iyo irbado waxna iima taraan sidaan su'al hore kusheegayba walaalayaal igala taliya dhibkaasaa ihaystee waa dhabar xanuun waliba qaybta hoose maxaa keena ama sideen isuga daweeyaa?
SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan waxyaabaha keeno dhabar xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version