Author Topic: Su'aal: xaniin yaheeygu aad ayeey u Yar yaryihiin?  (Read 3834 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ashom

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 97
  • Points: +0/-0
Su'aal: xaniin yaheeygu aad ayeey u Yar yaryihiin?
« on: June 07, 2016, 04:14:04 AM »
Dr Ramadan kariim
Markaan yaraay ilaaa hada xaniin yaheeygu  aad ayeey u Yar yaryihiin mana koraan waxee LA eg yihiin toonta qeeybaheeda normal ka ah oo kale  ama suulasha gacmaha madaxooda oo kale ama ka Yar waxyar ..arin kaas bal kawaran digtoore .




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: xaniin yaheeygu aad ayeey u Yar yaryihiin?
« Reply #1 on: June 23, 2016, 12:30:14 PM »
Xaniinyaha oo yar waxyaabo badan ayaa keeni karo waxaana ugu muhiimsan hadduu khalal dhinaca hormoonada jiro ama aad isticmaashay daawo hormones ah, fadlan la xiriir dhakhtark u wiisiteeyo si loo ogaado cilalda jirto.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: labada naas iyo labada xaniin oo kala wayn?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10844
Last post August 30, 2015, 07:08:45 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Mar walba waxaan ka walwalaa xaniin yaheyga?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3290
Last post October 19, 2015, 01:27:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cabir ama zisa maleedahay xaniin yaha?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3748
Last post March 06, 2016, 12:28:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xaniin yaheyga waa qaar yar yar?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4114
Last post October 14, 2015, 12:03:24 AM
by Ayanleh
Su'aal: 5 jir ilahay ku abuuray 1 xaniin?

Started by Libaan bashirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4178
Last post January 09, 2016, 04:59:39 PM
by SomaliDoc