Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: xaniin yaheeygu aad ayeey u Yar yaryihiin?

(1/1)

Ashom:
Dr Ramadan kariim
Markaan yaraay ilaaa hada xaniin yaheeygu  aad ayeey u Yar yaryihiin mana koraan waxee LA eg yihiin toonta qeeybaheeda normal ka ah oo kale  ama suulasha gacmaha madaxooda oo kale ama ka Yar waxyar ..arin kaas bal kawaran digtoore .

SomaliDoc:
Xaniinyaha oo yar waxyaabo badan ayaa keeni karo waxaana ugu muhiimsan hadduu khalal dhinaca hormoonada jiro ama aad isticmaashay daawo hormones ah, fadlan la xiriir dhakhtark u wiisiteeyo si loo ogaado cilalda jirto.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version