Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hadaan labo qaando ka gashto waan dhargaaba?

(1/1)

Mr Mahamed:
asc ditoore wxn qabaa su aal taasoo ah raashiinka hadaan labo qaando ka gashto waan dhargaaba marka aan dhargo biyo badan waan cabikaraa lkn rashiin macuni karo wax ooraashiin ah iyo biyaha aan cabo oo aad ubadan talo caafimaad

SomaliDoc:
Ma dabci aad weligaa lahayd mise wax kugu cusub?
Ma leedahay astaamo kale sida dibbiro iyo laabjeex ama lalabo ama culeys bogga kaa saaran markaa cunanda cuntid?
Wa xanuuno aad isku ogtahay ama daawo aad ka qaadatid ma jiraan?
Dhul kulul miyaa ku nooshahay msie dhul qabaw?

Fadlan su'aalahaas ka soo jawaab.

Mr Mahamed:
ditoore waa dabci aan leyahay rashiin half haaf madhameen karo lkn biyo badan waan cabikaraa !
waxaan leyahay aryo badan oo kento xataa mar marka qaar dhuuso badni!
maya wax xanuun ah majiraan lkn waxa jira dhuun cariiri !
maya dhul kulul kuma nooli

SomaliDoc:
Fadlan saxarada iska baar si loo fiiriyo hadduu jeermis bakteeriyo ama gooryaan uu jiro, dharagta deddegga ah iyo dibbirada iyo dhuusada badan intaba way leeyihiin, cudurka gaaska sidoo kale wuu leeyahay astaamahaas.

Waa muhiim in aad baaris saxarada ah laguu sameeyaa ee dhakhtar la xiriir.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version