Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyahayga oo marka ay iga soo baxayaan?
(1/1)
Kaluun:
Waxaan aad uga cabanayaa biyahayga oo marka ay iga soo baxayaan aan si wanaagsan iiga soo boodin oo meel dhaw iiga dhacana micnaha tuurmadaydu ma dheera marka marka maxaa lagu daweeyaaa teeda kale dhib ma u keenaysaa xaaskaada inaysan uu qaadin?
SomaliDoc:
Tuurmada biyaha iyo uurqaadista iskuma xirna, shahwada waxyaabaha ku jiro ee ugxanta bacrimiyo waa wax alle ugu talagalay inay dhaqaaq sameeyaan oo ugxanta iyagu raadiyaan, marka taasi haka walwalin.
Akhriso qoraalkaan kale: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version