Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay cudurkan layiraahdo?
(1/1)
Mahamuud:
Waa maxay cudurkan layiraahdo tmau xiriir Mala leeyahay halitosis ka daawadiisuna dagana maleeyahy maxaase lagu xakameynkaraa haduusan daawo laheenyn
SomaliDoc:
TMAU waa cudur qofka uu ku dhasho, waxaana lagu gartaa isbadal urka qofka sida neefsashada, kaadida, dhididka iyo dheecaanada kale ee jirka, urka uu qofka dareemayo waa sida kalluunka ama malaayga oo kale.
Halitosis macnaheedu waa hawada afka ka soo baxayso oo urto ama shiirto, marka waa astaan ka mid ah astaamaha cudurka TMAU.
Xanuunkaan dunida kuma badno, waxaa la qiyaasaa in lagu arkay illaa 200 qof kaliya!!!, adiga miyaa lagugu sheegay xanuunkaan mise meel ayaad ka akhrisay?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version