Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ramadaanta 5ta ugu danbeesa?
(1/1)
Jaamac2020:
Asc dhakhrar waxaan idin wediinayaa suaal ramadanta ku saabsan 5 cashoo udanbeesa ama aakhirka bisha Ramafaan tacbaan baan noqdaa maxamili karo maalinta ciida markaan subaxdii quraacdo malintaas waan xanuusanayaa dhinac baan udhacayaa inaan malintaas iyo habenkaas jifo weyaan.
SomaliDoc:
Isbadalka dheefshiidka ku dhaco badanaa waxaa la dareemaa maalinta ciida maadaama maalin wax la cuno ay calooshaada hilmaantay, taasoo qofka ku xanuusan karo weliba wayxaabaha ciiidda la cuno sida xalawada oo kale.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version