Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan ahay qof aad iyo aad u siigeysan jiray?
(1/1)
Maxamedxaan:
Asc waxaan halkaan uga mahad naqayaa dhamaan somalidoc mahad naq aan messege kusoo koobi karin sida ay isugu xilsaareen in ay umadooda wax u qabtaan wll su,aa sheyda koowaad waxey tahay waxaan ahay qof aad iyo aad u siigeysan jiray isbuucii 3-4 jeer ayaan siigeysan jiray maxaa yeelay waxaan cuni jiray fitamin badan mararka qaar waxaan siigeysan jirey xilliga qoraxda ay ku lushahay sida 6:00 waxaan arintaan waday muddo 6 sano ah waxaanna dareemaya raganimo daciif 100/85 mar maxay saameyn ku yeelan kartaa raganimadeyda waxaanna uqaatay in aan guursan karin
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version