Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kaduudiye baa igu dhacay?

(1/1)

Abdiselamhaji:
Acwr Diktoorada sharafta leh 5bari ban qabay kaduudiye , 3malinoo hore qandho 2danbana shuban iyo haraad aan qandho lahayn. Saxarada aan baaray gooryaanka ambeebo bay sheegeen marka antibiotics macuni karaa 5bari buu ihayay kaduudiyaha waxaana moodaa inay qandhadiisii idaysay xoogaa qanjiro xanuuna mooyee,
Adinko mahadsan hadaad ii suaasha ii dadajin kartaan isku daya. Mahdin

SomaliDoc:
Warbixinta kaduudiyaha ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6618.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version