Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidee loo gudbiyaa HIV?
(1/1)
Guudlaawe:
asc walaal ilaah ajar ha idinka siiyo dadaalka aad wadaan
waxaan idin weydiinayaa su,aasha ah
aabaheey ayaa guursaday islaan qabta HIV waxa uu qabay 2 bilood inkastoo mudo uu ka maqnaa 25 casho ayuu xaafadeeda u hoyaaday markii la baaray aabe waxaa la dhahay ma qabtid inkastoo muraalka uu ka jabay marka walal sidaas cudurka aabe maku qaadi karaa
SomaliDoc:
Ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=446.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version