Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilmo iila dhashay waxaa hayo kuriimo xumo?

(1/1)

Mr Mahamed:
asc ditoore waan ku salaamay ramadaan wanaagsan waxaan rabay ilmo iila dhashay waxaa hayo kuriimo xumo rashiina wey cunaan sifiican maxaa sababo korisho xumo

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa la fiiriyaa markii waalidka uu ka sheegto miisaanka caruurtiisa.
1- Miisaanka uu ku dhashay cunuga.
2- Inta kiilo oo ku korortay markii loo fiiriyo bilaha uu jiro
3- Cunnada la siiyo iyo qaabka loo siiyo
4- In ilmaha la naas nuujiyay
5- Haddii ay jiro cudurro u diidi karo in ilmaha miisaankoodu kordho

Si loo ogaado waxyaabahaas oo idil waa in aad dhakthar caruur la xiriirtaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version