Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena xiniinyo xanuunka ?
(1/1)
Qaalib:
waan idin salaamay somalidoc waadna ku mahad san tihiin sidaad umada ugu faa'idaysaan kadib waxaa idhibay xiniiyo xanuun mudo 4 sano ah waxaana tagay dhaqaatiir badan iyo pharmacy badan markastana waxau ishegan inaan infection qabo waxayna isiiyaa kiniin ama irbado marka waxba ii mataraan hadii laga tagi waayo 1 ilaa 2 isbuuc ayay xanuunka iga yaraha dajiyaa marka waxan idinka codsanayaa talo iyo cudurkaygas wuxuu yahay inad ishegtaan xataa dhabarka qeybtiisa hoose waa i xanuuntaa marar badan waad mahad santihiin igana raali noqda hadaan qalad galay
SomaliDoc:
Fadlan la xiriri dhakhtar ku takhassuay caafimaadka ragga ee "Urology"
Waxyaabo badan ayaa keeni karo astaamaha aad tilmaantay, waxaana haboon in lagugu sameeyay baaritaanadii loogu talagalay cilaldahaas.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version