Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cream Loo isticmaalo ( ciji-libaax ) ama Baraha Madoow ee jirka?

(1/1)

Muna1959:
ASC,

Magaceyga Waa Muna Hussein Waxaan ku Noolaha Muqdisha, Waxaan leeyahay Uur 26 weeks ah waa ilmaheeyga igu horeeyay,
waxaan isbadal ku arkay Qeeyb jirkeeyga ka mid ah sida Naasaha iyo Caloosha, Waxaa iga soo baxay Bara Madoow ama aay soomalida u taqaan ( Ciji_libaax ) sidaa Darteed waxaan u baahnaa in aad Talo iga siisaan Cream-ka loo isticmaali karo jirkeeygaan isbadalay?

   F.G Ma isticmaalo wax Daawo jirka Lagu Dhaqo weligeeyna ma isticmaalin Waxaan ahay Tradition-lady Wax Daawo ah ma isticmaalo,

Best Regards,
Muna Hussein

SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4786.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version