Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilmahayga oo dhabarkisa QAC ka yeertay?

(1/1)

Abdirahman__ahmed:
salam Alaykum and Ramadan Karim

gabar yar oo aan dhalay ayan hoyaded u dhibayey  anigo gacata ku haya intan hoyaded u waday oo aysan qabana ana aan hayo wali ayey is tuurtay inanta yar..dhabarkeeda qacba ka yeertay maysan dhicin lakin. side arinkas kula yahay DR? gabadha yar waa 4 bilood jir.... wax samayn ahna ila hada kama muqato

SomaliDoc:
Ilmaha wuxuu alle ugu dhimceeyay in lafahooda ay jilicsan yihiin si dhakhso ahne uma jabaan, qacda aad maqashay waa suura gala in jucis dhabarka ay ku ekaato waana sida ay u badan tahay laakiin haddii aad ku aragtay caruurta ooyin siyaado ah, dhabarka oo daqnanayo ama oynayso markii la taabto iyo midabka dhabarka oo isbadalay ama ilmaha oo naaska diiday intaasba waxay astaan u noqon kartaa inay wax gaareen, haddii aad shakiso fadlan la xiriri dhakhtar caruurta ah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version