Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Raashiinka kadib xaako badan ayaa iga timaado?

(1/1)

Djilibey:
marka hore salaanta muslimka asc wrxmtllahi wabarakaatuhuu
bacda salaan dhamaan dhaqaatirta sharafta leh
mahad allah unbey u sugnaatey
idinkana waad ku mahadsan tihin sameynta pagekaan ama webkaan
waayo waxad ka buuxisen baraarujiin fara badan
koley waxad ugu talo gashen in ay ka faaiideystaaan
umada soomaaliyeed meel walbo oo ay joogan


intaas kadib dhaqtarka waxan weydiin laha xaalada aan in badan ku wareerey
oo aan mudo dheer isku arkey saas ay tahay wax xanuun ah iguma heyso
laakiin waan ku dhib qaba in aan sidaan sii ahaado
DR waxan isku arkey in mudo ahba  marka aan raashiinka cuno ka dib
ayaa waxaan bilaaba xaako fara badan in aan iska soo tufo weligeyna daawo
ma la isticmaalin dhaqtarna talo kama weydiisan in sanado ahna sidaan ayaan isku arkayaa
ee maxad igula talin laheyd mudan 

SomaliDoc:
Xaakada aad tufaysid waa noocee, ma qufac miyaa la socdo? ma laabta ayay ka imaanaysaa mise quumanka iyo dhuunta?
Cunnada aad cuntid nooceeda ma ku xiran tahay? Fadlan soo faahfaahi su'aashaada.

Waxgarad:
Aniga ayaa qaba cudurkan mid lamid ah xaakaduna waxey ka imaanaysaa dhanka dhuunta markii aad wax cunto ayay badantahay cunto gooni ahna kuma xirna mararka kalane way jirtaa lkn xoogaa wey kayartahay.

Waxgarad:
Aniga ayaa qaba middan o kale waxayna badantahay xilliyada aad wax cuntid kadib ayadoonan wax cuntaa ku xirnayn qeybta dhuuntana we ka imaanaysaa.
Mahadsanid dr.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version