Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ninka ragga ah in ay bowdada weynaato?

(1/1)

Maxamedxaan:
asc all doctars waxaan rawaa inaad iga jaahil bixisaan maxaa keeni kara ayaad isleedihiin ninka ragga ah in ay bowdada weynaato ama cajarada korna uu u yaraado mawaxaa keeni kara cuntoo yinka aan  isku dheeli tiraneyn

SomaliDoc:
Qaabka jirka u koro way kula duwan yihiin bini'aadanka waana wax la xiriiro hidda-wadaha qofka ee ma ahan wax cunno ku xiran, waxay kaloo ku xiran tahay isu-dheellitirka hormoonada qofka.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version