Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cuntda lagu seexdo?

(1/1)

Fawzi:
Asc dictore su aashaydu waxay tahay
Cuntada lagu seexdo maxaa caafimaad daro ah oy ledahay sida markad cashayso ood isla markaaba sexatid, mase lagu cayilaa arintaas.
Mahadsanid.

SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan waxyaabaha aanan la samaynin cunanda ka dib iyo sida ay caafimaadka ugu daran yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6723.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version