Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: hooyo qabto dhiig-kar waxay ka sheegataa..?

(1/1)

Wehlie19:
Asc: wa mahadsantihiin Dhaqatirta. waxan rabaa in aan idiin wey diyo
Hooyo oo qabto dhiig-kar waxay qaadataa daawoyinka dhiig-karka marka waxay ka sheeganeysaa markii qoraxdu soo kululaato ayay xanuun darenta taas maxa u sabab ah.
Mida kale waxa jiro geed la dhaho baamiye oo cuduro dhowr ah lagu daaweyo  inkastona aqoon u leheen  malagu daawey karaa dhiig karka sideena loo isticmaala?
labadaas su'aal insha 'allah bifadlikum haleyga shaafiyo.

SomaliDoc:
Maamada marka ay madax xanuunka ak sheeganayso waxaa haboon in dhiig-kartaka laga cabiro, marmarka qaar iyadoo daawo qaadanayso wuu kici karaa, midda kale oo ku saabsan baamiyaha ka akhriso qoraal aan ka diyaarinay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6789.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version