Author Topic: Su'aal: Hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma?  (Read 12424 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed Sharif

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma?
« on: June 18, 2016, 03:33:12 PM »
hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma mudo dheer waxayna qaadataa dawada timilol hadaba doctor hooyo masoomi kartaa maadaamoon uga cabsanay inay sii daciifto aragtida soonka awgiis




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma?
« Reply #1 on: July 16, 2016, 02:01:00 PM »
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: