Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma?
(1/1)
Ahmed Sharif:
hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma mudo dheer waxayna qaadataa dawada timilol hadaba doctor hooyo masoomi kartaa maadaamoon uga cabsanay inay sii daciifto aragtida soonka awgiis
SomaliDoc:
Warbixinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1410.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version