Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

(1/1)

Cariif2020:
asc marka kowad, salaan kadib waxaaa mahad oo dhan usugnaatay eebihii ina abuura, kadib waxaan umahad celinayaa dhaqaatiirta waqtigooda wax naga siiyay.
Hadaan u  gudbo suaaasheda waa sidan :- dhaqtaroow waxaan isku arka  mudoo laga koogo dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya , qanjiradina waaa xagga lugaha weey ibararayaaaan jirkaa ay kasoo muuqanayaa kadibna jirkeey iiga sawirmayaa waxaanan u dareemay xilliga aan sagsaanta igu dhagan aan qaato , nambrahaasi in ay reystaa ama bartaudeey  igu qaadataa, mark bal Dr wax iga dheh arintan

SomaliDoc:
Waxaan filayaa in aad ka hadlaysid xanuunka bararidda xididada arooriyaasha lugaha ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1460.0

Qanjirrada jirka meelo gooni ah ayay kaga yaallaan oo meel kasta kuma jiraan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version