Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan?
(1/1)
Alkatra:
Marka hore waan ku salamay doc sidaa wacaan aad u wadaan hooshan rabi ha idin abal mariyo bil ramadan ayaa lagu jiraa, Doc waxaan qaba Su'aal , Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan baryo qabado cadadeyda ka soo hormarta waqtiga aay ku dhici jirtaay maxaa sababay ayaay kula tahay? waxa xanuun ah ma qabto neh ? ma waxa dumar oo idil aay ka siman yihiin miyaa mise wax dadka qaar ah ku dhacdo saan ? hadaay saas tahay maxaad kula talin laheed .
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa keeno in caadada ay xilligiida dhaafto ama ka soo hormarto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version