Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan mudo lahaa qalayl xaga sanka ah?

(1/1)

Abucabdi:
asc dr
waxaan mudo lahaa qalayl xaga sanka ah oo aan dareemo anoo so jeda iyo marka aan seexanayaba
waxan mararka qaar sameeya inaan iska dhigo sidi qof duufsanaya si qoyan u yeesho
marka maxaa sababa maxase lagula tacaali karaa

mahadsanid dr ramadan mubarak

SomaliDoc:
San qallaylka wuxuu noqon karaa caabuq sanqada ah ama dhooc allarjiga ka mid ah, fadlan wax ka baro labada cilladood.
1- Caabuqa sanqada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
2- Xasaasiyadda sanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version