Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhagdhaga afka?

(1/1)

Qudhac:
Asc! Dr su,ashan  inabadan ayan ku waydiyay sababto ah afkayga dhagdhagisa wax lo dul qadankro maaha . Ugu dambayn waxan raba inana ku waydiyo dr Dhagdhaga afka dawo maleyahay lagaga takhaluso ? haday ha tahay se lo daweya? Se maleyahay dawo ku meel gaadh ah o ugu yaran malintii ka joojinaysa dhagdhaga afka?
Mahadsanid dr

SomaliDoc:
Fadlana talada aan horay kuu siiyay iyo baaritaanka aad u baahan tahayba ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6278.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version