Author Topic: Su'aal: Mudo 6 sano ah waxan aad uga sheegtaa.  (Read 4149 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Said becks

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mudo 6 sano ah waxan aad uga sheegtaa.
« on: June 20, 2016, 05:41:17 PM »
Asc wr. Waa Said Abdisalam Da'daydu waa 28 sano Somali doctors, Allaha idiinla garab galo howshad umada somaliyeed guud ahaan uheysaan.

-Waxan qabaa su'aal aan in mudo ah ku taamayay inan idin weydiiyo, balse waqtigu iisaamixi waayay.! Culeyskeygu waa 86kg qiyaas ahaan mudo 6 sano ah waxan aad uga sheegtaa dhib la xiriira lafaha gaar ahaan kala goosyada, sida: Jilbaha iyo anqawga kuwaaso ishanqara qaasatan markaan salada dukanayo, weliba markan SUJUUDA aado Jilbaha madhigi karo anoon gacmaha dhulka ku hormarin... Waxaa xusid mudan inay jiraan dad badan oo dhibkaan ka sheeganaya, Insha Allah waxan rajeynayaa inaad noo faah faahisan Allaha idinka abaal mariyo howshan adag. Mar kale Mahadsanidiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Mudo 6 sano ah waxan aad uga sheegtaa.
« Reply #1 on: July 16, 2016, 02:24:54 PM »
Kalagoysyo xanuunka wax badan ayaa keeni karo sida in cillad lafaha ay jirto in tayada lafuhu ay yaryihiin iyo in cudur guud oo lafaha saameeyay uu jiro, fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=403.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7723
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21315
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Waxan cuncun ka dareema cagaha markan inbadan taagnaado sida (tukashada)

Started by Wahiib143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7925
Last post November 10, 2012, 01:13:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Walal waxan isku arkey kababiyow maxa keni karo?

Started by Samir YareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6244
Last post April 10, 2016, 11:08:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?

Started by Kaafi.ABoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10621
Last post January 15, 2017, 02:09:59 AM
by Kaafi.A