Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Marka xiliga la sooman yahay xanaaqayga waa Saa'id?

(1/1)

Akhaa Binu Jowhari:
Ilaahow Dal Nabad ah iyo Dad Cafimad Qabaaa

Dr ugu horayn waxan halkaan kaa weydiinayaa
marka xiliga LA soomanayahay xanaaqayga waa
Saa,id maxa causegaray LA orankaraa

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7187.0

Akhaa Binu Jowhari:
Dr thanks Jwbtaydu waan waan ku qancay Allah hakaa abaalmariyo.


Dr su'aal kala ii dhiman oo ah soo nixidda hurdada ama la dareemaya in neefta the kugu ceshanto ama caburmid siiba hadii aan helin iftiin ayan isku arkaa kadib iftinka markan arko normal ban noqdaa.
Iyo Dr biyaha lacabo qofka soo naxa marka hurdayo maxaa biyo loo siyaaa? WA muhiim in an ogaado 2 su'aalood Dr waan kaga mahad calinayaa waqtiga qalbiga noo hurtid

SomaliDoc:
Waa nooc ka mid ah cillada argagaxa ee quraan akhriso inta aadan jiifanin, waxa biyo loo siiyo waxay tahay in qofka dhuutna ay qallalayso markuu naxo oo dareemi karo in dhuunta laga ceejinayo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version