Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanun badan oo ah wareega xundhurta hoosteeda?
(1/1)
Zamzam Abdirrahman:
Waxan ahay xaas laba bilood laga bilaabo maalintii aan guri galay waxan dareemaya xanun badan oo ah wareega xundhurta hoosteeda iyo naasaha oo intay idararaan samaynaaya xanuun iyo garaac mana ihi pregnan. waxan tagay dhakhtar igumanuu sheegin wax xanuuna wuxuna iso siyay dawooyonkan Epicozym, INDO-A= Suppository 100gm, and Azin 500gm (Azithromycin
)
Dhakhtar waa maxay xanunka calamadahan leh
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6468.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version