Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gaastarikada iyo matag dhiiga?

(1/1)

Salaama:
Asalaamu calaykum
mhd badan dictor waxaan qabay gaas mudo 4sano ku dhaw, hada mudo 2bilodd ah waxba ma cuni karo hadii aanan is matajin (aroortii quraaca ka hor iyo habeenkii cashada ka hor, marmar qadada ka hor ). bilowgii waxaan matagi jiray biyo ama candhuuf lkn hada waxaa iga yimaada wax dacarta i eg <huruud cagaar ku jiro> waxaa soo racci jiray wax yar oo dhiig ah marba wuu ku soo badanayay, hadda waxaa yimaada dhiiga oo so horeeya deedna dacarta ayaa danbaysa.
maxay thy inaan sameeyo , maxaan samaynkaraa cuntadana ma cuni karo hadii aana isasoo matajin taladaada ayaan sugayaa doctor mhdsanid alle hakaa abaaliyo inbadan baad noo aa fiidayse wasalaamu calaykum

SomaliDoc:
Halkaan ka daawo Video aan ku faahfaahinay cudurka gaaska iyo siyaabaha loola tacaalo.
Qeybta 1-aad:


Qeybta 2-aad:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version