Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hada ka hor waxaa la igu sheegay..
(1/1)
Nimco Jama:
Asc ramadaan kareem dr salaan ka dib wad ku mahadsan tihin sida hagara la aanta ah ee aad bulshadina u caawinaysaan su ashaydu waxay tahay dhakhtar ayaa igu sheegay in ukxamahaygu diciif yihiin caadadana waan helaa bil kasta walaw ay waqtigedi kaso hor marto laba casho ama ka dib dhacdo dr maxad igula talin lahayd wax daawo ah oo lagu kobciyo ma jiraan baltalo isii alle khyr badan ha ku siiyo
SomaliDoc:
Jawaabta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version