Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cuncun aad u daran finan kena markan xoqo?
(1/1)
Ciiltire:
Salam Calaykum. Dhaman SomaliDoc Ramadan Mubarak. Dr. Waxan raba inad iga jahil tirtan, cuncun xad dhaaf ah oo jidhka o dhan ku cuncunayo kadib xoqitaan badan oo an is xoqo marka an xoqana ay so boodayan finan afka hore biyo ku leh, marka an meydho ama an qubeysto waaba layga sii darayaa cuncun, wax an darema wadnaha o kaca markan xoqayo jidhka, runti cuncunku wuxu ku badanyahay o ka bilabmay labada bawdyood dhexdooda kadib hada melkasta cuncun leh. Dr. maxa kena arinta, siden se xal degdega ugu hela. Nadafada runti 100% horena arintan uma arag. Cunada iyo cabitanku wa halkodi waxba ma bedelin an is idhahdo tasa kugu wacan.
Inshallah war san.
Wad mahadsantahay.
SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4353.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version