Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Infakshanka iyo isu dheeli tirnaanta jirka?

(1/1)

Maxamedxaan:
Asc wll waxaan  rawaan in aad arintaan wax iiga shheegtaa dhakhtar ayaan utagay waxaana la iga helay infection wuuna igu daahay waxaann la ii qoray daa wooyin waana qaataa marka infekshanka isu  dheeli tirnaanta jirka makeeni karaa iyo hab sami usocodkajirka sidoose ii saameeyn karaa wll arin taan in la iga jaahil bixiyo ayaan rawaa

SomaliDoc:
Su'aashaada ma caddo, infekshanka waa noocee? isu-dheellitirnaan noocee ah ayaad ka hadlaysaa, wayxaabo badan oo jirka ku jiro oo isu dheellitiran ayaa jiro mise muuqaalka guud iyo murqaha ayaad ka hadlaysaa? Fadlan soo faahfaahi su'aashaada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version