Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Mala baabi'in karaa goobada ama tuurta?

(1/1)

Ashom:
Asc doctor .mala baabi'in karaa goobada ama tuurta.
Mala toosin karaa goobada?
Thank you

drhassani:
waxa fiican inaad yara iftiimiso goobada kugu taalo , ina ay leegtahay , halka ay kaaga taalo iyo goortii aad isku aragtay    . tuuruhu waa bdanyihin qaar lala taacaali karo iyo qaar aan la dawayn karinba waa leeyihiine ,. inta bdana waxa lagu daweeyo waa qaliin ama qofka oo sameeya jimicsi gooni ah si uu u soxo tuurta . tuurtuna waxa ka soo aas aasantaa waa cilad xaga lafaha ah ,

Ashom:
Goobadu maahan midii jirada aheeyd Oo dhabar Ka danbe Ka taagneed. Ee waa mida dabiiciga ah ee loo dhasho ..wax Yar qof Ka rogman ee aad dareemeeyso in goobo Lee yahay..
Waan kula  dhashay
Dad ku waxeey dhahaan goobo ayaa leedahay
.tusaale dad Ka qaar xabad kooda woo Soo baxsan yahay Oo si toosan ayeey u taagan yihiin
Qaarna kistoo godan yihiin 90 digrii cml
Midaas waaye .thanks somali.doc

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan goobooyinka iyo qalloocyada lafdhabarta galo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6482.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version