Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Isha midig mudo ixanuunysay?

(1/1)

Kaltuun:
salaamu laahi calaykum ramadaan kariim dhamaanba howl wadeenada pagekan
salaan ka dib DR waxaan rabaa in layga jawaabo indhahayga ayaa isha midig mudo ixanuunysay markan foorarsado oo kaleeto hadana waxay keentay inay daciif noqoto oo aan isha kale ka aragti daciifsantahy shucaac baaa i hor yaacaya waliba waxa fogna ma arko markaan tan  bidix qabto.
hadaan kuugu daro DR lix sano ka hor ayaa layga qalay labada weershow aan ku lahaa hada ayaan ciladan isku arkay maxaa information iga siin kartaa adoo mahadsan

SomaliDoc:
Fadlan la xirii dhakhtarka indhaha sida ugu dhakhsiyaha badan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version