Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaaan qabaa gaaas?

(1/1)

Janaale:
     Salan kadib, ramadan karim dhaman umada sooomaliyed. Si khaas ah dhakhatiirta isku xilsaartay in ay umada u faaideyaan. Jazaakalah.

    Dr. Suasheydu wxay tahah, wxaan ahay nin dhalinyara oo ardey ah mudo wxaaan qabaa gaaas. Soonka xitaa afurka cunada suugada leh wa i dhibaysaa dhakhtar ayaan u tagay kiinni ayu isoo qorey xooga waa ku roonadey hadana sideydii ayan ku noqdey.
   Calolsha oo aad moodid in wx iga mud mudayaan,
 Wadnaha oo i xanunaya,
 Calacalaha iyo lugaha oo i huraya habeynki
Markan wx suugo leh cuno oo ay cunadii igu soo noqonayso.
Hurdadii ooo iga qasantay oo anan sexanayn.
Marka dhakhtar baa igula talin lahayd. Dhakhtar wuxu igu yiri marki la ibaarey too much Acid ba calashoda ku jira ama soo deynaysaaa. H.P. poloria waa layga wayey waa hore ban iska daaweyey. Jazakalah doctor.

SomaliDoc:
Halkaan ka daawo Video aan ku faahfaahinay cudurka gaaska iyo siyaabaha loola tacaalo.
Qeybta 1-aad:


Qeybta 2-aad:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version