Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jimicsiga habeenkii?
(1/1)
Salmnyare:
asc dhamaan wan salamaya dhakhaatiirta mudan ixtiraamka iyo qadarinta..intaas kadib...
wxan jeclaan lahaa inan waydiiyo dhakhaatiirta jimicsiga ama GYMKa hadii ad sameeyo habeenkii dhibaato ma iikeenayaa.
............mahadsanidiin dhamaantiin........
RAMADAAN KARIIM WALALAYAL........
SomaliDoc:
Maya wax dhibaato ah kuuma keenayo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version