Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxan darema lalemasho ama jareyn?

(1/1)

c/laahi yare:
Asc waad salamantihin dhaqatiirta sharaftabadan
Waxan darema lalemasho ama jareyn waxana usidaranahayvmarkan xanaqo iyo markan aad ufarxo iyo markan aad ucabsado maraka qarkod ismaxukumikaro waxay sababtas? maxase kenikara? waxan raba in la'ifahfahiyo.
mahadsanidin

SomaliDoc:
Waxaa keena dareenkaaga oo aan kontaroolnayn, taasoo hormoonka loo yaqaano Adrenaline aad u soo daayo.
Akhriso labadaan qoraal si aad warbixin dheeraad ah uga ogaatid:
1 -http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6563.0
2- http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6393.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version