Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Talaalka hooyada uurka leh?

(1/1)

Cabdicaziiz Yussuf:
Asc salaan kadib waxaan Rabaa in aan wax ka ogaado hooyada uurka leh iyo uurjiifka talaalka faaidada uu u leeyahay iyo goorta talaalka ay qaadaneyso ? Mida xigta hadaan la talaalin ma dhib bee leedahay hadiise la talaalo maxoo faaido ah uu u leeyahay waxaan Rabaa In aan xog fiican ka ogaado arinkaa mahadsanidiin Doctors

SomaliDoc:
Tallaalka wuu noocyo badan yahay, mid walibne wuxu ka hortagu yahay cudur.
Waxaa habboon in aad noo sheegto tallaalka aad ka hadlaysid, haddii aadan kala aqoonin, waxaan kugula talin lahaa in aad tagtid xaruntak uugu dhaw ee hooyada iyo dhallaanka si ay kaaga jawaabaan su'aalaha la xiriira tallaalada laga qaato wadanka aad ku nooshahay.

Balqiisahaaji:
Asc dhamaan dhaqaatiirta sharafta leh bacdal salan waxan rabay in wax ka ogaado talaalka hooyada uurka leh gaar  ahaan    teetanada aniga waxan joogaa Somalia  xarumaha talaalka mar kaan tago waxaa la igu dhahaa 5 mar lagu talaalaa
Uurka kowaad 2 mar aa talaalka qaadanee
Uurka labaad 1 mar qaadanee
Uurka sadexad 1 mar
Uurka afaraad 1 mar kadibna talaalkii waa kuu dhamaaday ayay yiraahdan
Marka talaalkas waxan rabay inaan wax ka ogaado faaiidadiisa
Mahadsanidiin   

Navigation

[0] Message Index

Go to full version