Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dr uur Ayaan leeyhy laba blood ah?

(1/1)

Umu caaisha:
Asc Dr sharafta leh Ramadan kariim. .sual iga jaahil bixiya. Dr uur Ayaan leeyhy laba blood ah waana xanuusanahy. .matag badan iyo cunto aan qaadan karin. .waxan isticmalee o dr ii qoray faleembo Glucose. .waxana la iigu daraa laba cirbadood oo Kala ah Vitamin B complex iyo Vitamin B6 wax dhib ah amee uur jiifta u keenaan amase ilmaha igu Koriyaan

SomaliDoc:
Maya wax dhib ah ma keenayso, sababta laguu siiyane waa wallaca aad ku xanuunsatay, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=200.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version