Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay qalal habeenki ah?

(1/1)

Ismacil Maxamed:
      ASC DR   
 Waxa jira qalal aaaan isku arko marka aan hurdo isku diyaariyo ee sariirta an duljiifsato
qalalku wuxu ka kooban yahay dhamaan jirka oo dhan oo miyirkayga o osoo jeedo anan is dhaqaa jin karin oo soconaya mido 25-35 sec  waxaanan jira 18jir. waxanan isku arkaaa habeeen habeeen.
mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Qallalka wuu noocyo badan yahay ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version