Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxa igu dhacay 7sano kahor feer culus?

(1/1)

Alzubeydi:
Suaal waxa igu dhacay 7sano kahor feer culus dhanka bidix daanka maalmihi hore waxan daremi jiray kabuubyo ilaa dibnaheyga  soo gaartey kadib tartiib ayey iga dhamaatay kabuubyadi waxyar maahe  wali waxaa daankeyga kamuuqda dunsanaan iyo meel kuusantay  wax dhibaato iguma heyso lakin dareen malaha kuuskaas  daankeeyga kuyaal dr malaiga khali karaa dhaawacaas  dhib la aan.

SomaliDoc:
In la sawiro oo la ogaado meesha dunsan iyo waxa soo kuusan waxa ay yihiin, kadib ayaa la go'aan karaa in xalku uu qalliin yahay iyo in kale.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version