Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow?
(1/1)
Ibroow:
Asc Wrx Wbr, Dhaqtar Suaasheyda waxay tahay, Qof kamid ah qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow (HCC) dhaqtarkiina wuxuu yiri daawo maleh, marka walaalayaal suurta gal ma tahay in daawo loo helo cudurkaas, maxaad kula talin lahayd gabadhaas Jiran, majirtaa cunto u daran cagaarshoowga ama u wanaagsan,
Mida kale waxaa jira dad la nool gabadhaas qabta cagaarshoowga, maxaad kula talin lahayd dadkaas iney iska ilaaliyaan si cudurka uusan u gaarin,
SomaliDoc:
Qoraalkaan ka akhriso cudurka Cagaarshow-ga C: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1781.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version