Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Aqriska muhiimka u ah maskaxda waa kee?

(1/1)

Ilias Abdi:
Asc doctor.

Allah ha Ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba.

Waxaan jeclahay inaan wax aqriyo mar walba qaas ahaan  wararka sportiga ah iyo kuwa kle ee bogaga social media ha ay qoraan sida BBC iyo qisooyinka iyo wax walba oo sheeko ahaan Loo qoro Marka cilladda I haysato waxay tahay ma jecli inaan wax xifdiyo waliba wax yalaha aan u arko inay muhiim ii yihiin sida cilmiga madiga ama  luqadaha kle ee ajnabiga ama quraanka kariimka  haba ahadan hal sadar Marka ciladas maxay tahay. Waxaan ii sheegta qoraalka la sheego ee maskaxda koriyo wa kee.
1. Ma kan maadiga
2. Mise kan wararka sida sport iyo newska
3. Mise qisooyinka darenka leh iyo sheekoyinka qosolka ah

Inaad I fahantay ayaan filayaa doc.

Jazakallah.

SomaliDoc:
Akhriso talooyinkaan wax badan ayay kaa caawin doonaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0
Akhriska waxaa ugu fiican midka laga heli jimicsiga maskaxda taasoo macnaheeda ah midka fakarka iyo falaanqaynta kugu dhalinayo, qoraalalda madadaalada badanaa ma lahan waxtarkaas.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version