Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dulqaad La'aan Iyo Weliba Xanaaq Xad Dhaaf Ah?

(1/1)

Salman Moh:
Asc Dhamaan Waan Idin Salaamaya
Doctor Waxaan Isku Arkay Dulqaad La'aan Iyo Weliba Xanaaq Xad Dhaaf Ah Marks Maxaa Talo Ah
Mahadsanid

SomaliDoc:
Haddii aadan horay u lahaan jirin dabcigaan waa in aad dhakhtar u tagtaa si laguu waraysto, lagaana baaro xanuuno keeni kara in qofka uu dabcigiisa badalmo, laakiin haddii ay dabci kuu ahayd waxaad u baahan tahay la talin iyo waraysi dheer, waxaana ku haboon dhakhtar "psychologist" ah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version