Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Af shiirka caruurta?

(1/1)

Abdi21:
Asc walaalaha qalaiga igu ahoow caruur jirta 10 bil ayaa afka hurdada kadib shiir yeeshaa mana ahan shiir aad udaran tan kale xasaasiyo miyaa ma aqaano waxay leedahay xiliga hurdada quuq quuq sida waayeelada dhahaan oo kale dhego cun cun dhaqtar lageeyna waxba ma qabto ayuu dhahay inkastoo uusan ahayn dhaqtar ku taqasusay dhegaha iyo cunaha bal talo nasoo siiya asc wr wb

SomaliDoc:
Af-shiirka iyo cabburka way isla socon karaan, waxayna ka imaan karaa caabuq sanqada ah, hadduu xab ama duuf ku xirmo sanqada, af-shiir waa la dareemi karaa, waxaa kaloo la dareemi karaa xilliga quumanka.
Qoraallo xiriir la leh:
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5419.0.html
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version