Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hilib Idaad?
(1/1)
Shaaadia:
Asc dr iid anagsan waxan. Rabaa inad igaga so jwaabtid hada kahor ayaa waxa laiga so shegay typhoid iyo cagaar shoow drayan utagay waxuna gabi ahaanba iga mamnuucaay idoo dhan marka subaga hadaan iska daayo macuni karaa hilibkisa mise cabi karaa maraisa dawa ahana an karabay o goryanka inu iga ladagalaman donayaaye fadlen jwb isi dr wad mahadsantihiin dhaman alle haidin garab abto ajar iyo xasanad annlaso kobi karin alle haidin siyo wabilahi tofi
SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version