Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Guska dhuuban?

(1/1)

Shaka14:
S/c dhamaan dhakhaatiirta somaliyeed
Meel kastoo aad joogtan waa mahadsantihiin.
Suaal ayaa qabaa oo ah marka aan gabar shukaansanayo waxaa guskeyga ka yimaado biyo cad oo bilaa midab ah oo dhareer loo maleeyo weliba waa  aniga oo aan kacsan fadlan iga jaahil bixiya.
Mahadsanidin

SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6389.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version