Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Calool uurka kadib fakatey?

(1/1)

Umu Ritaaj:
Marka hore ASC Doctors marka xigta labo bilood ka hor ayaa waxaan umuley ilmihi iigu horeeyey sida caadada ahna dumarka markeey umulaan caloosha wey xiraan laakiin aniga xitaa hal maalin ma aanan xirin  xanuun i haayey dartiis alxamdu lillaah hada waan caafimaad qabaa laakiin caloosheyda oo uurka ka hor aad u yareyd ayaa hada i weynaatey wexeyna ila tahay iney i fakatey ama murqaha caloosha i dabceen maxaan sameyn karaa adigoo mahadsan si caloosheyda sidi hore ama si u dhow iigu soo noqoto xitaa taladiina waa ii muhiim fadlan

SomaliDoc:
Samaey jimicsiga caloosha si murqaha u adkaadaan.
Sababta ay hooyooyinka u xiraan caloosha maahan inay fakato kaliya darteed ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1924.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version