Author Topic: Su'aal: Naas Waan Siyaa inkastoo Canaheyga?  (Read 2993 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hanaan ixii

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naas Waan Siyaa inkastoo Canaheyga?
« on: July 12, 2016, 12:13:57 AM »
]Asc Dr Adigoo Mahadsan Waxaa ii Jooga Gabar Yar oo 2/6/2016 Dhalate Waxaan filaa Waa 5 Bil Jir Malintee Dhalate Ilaa Hada Naas Waan Siyaa inkastoo Canaheyga Aay Aad U Yar Yahiin Caano Sahha La Dhoho Ayaan Sii Jirec2,Maal Mood Ka Hor Ayaan Acher U Bilaabe Oo Malab iyo Buskud Leh Inkastoo Awal Aan Sii Jire Bilaa Duhun Shuban ayaan ku Arke Yar waxaan  Dhib noocee Ayee kala kulmi Kartaa canaha Fada Leh inkastoo Oo badneen Shubanka Anigoo 1,Waqti un siiyo Caanaha




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naas Waan Siyaa inkastoo Canaheyga?
« Reply #1 on: August 31, 2016, 08:42:20 PM »
Ilmaha wixii ay dhibsadaan waa laga daayaa ee ku dadaal in aadan naaska ka goynin cunuga, haddii caanaha yar yihiin raac talooyinka ku xusan qoraalkaan si aad caanaha u badisid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5931.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6962
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Hore iyo imika wakhtiyada qaar waan kacsadaa balse........?

Started by CaaqilBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17543
Last post December 27, 2010, 07:13:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hilibka ariga wax dhan waslad waan ku xanuun sadaa?

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6569
Last post March 02, 2016, 01:48:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gaas ayaan qabaa, qabawne waan iskaga baqay?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6459
Last post October 10, 2017, 09:05:34 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Imtixaanka markaan naxo waan biyo-baxaa?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7049
Last post May 16, 2015, 04:38:30 PM
by SomaliDoc