Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madaxa sidii biriqda oo kale leygu dhuftaa?

(1/1)

Mahamuud:
Asc dhamaan dhaqaatiirta waad salaamantihiin waxaan isku arkay madax xanuun madax xanuun ka caadiga ah oo dadka ku dhacana maaaha halmar ayaa madaxa sidii biriqda oo kale leygu dhuftaa wanna labo secen gudahooda hadana Inyar markey kasoo wareegato sidii oo kale aya madaxu I naqdaa wanna qadar Koban  kadibna Waan roonaadaa sideydii baan kusoo laabtaa kadib 2ama 3bil kadib baan isku arkaa.. Xaaladaan markan kujiro ayaan Mar waxaan is iraahdaa hadii madaxu 30 secen sidaa kusii ahaado waadba u geeriyoon laheed qadarta xanuunka uu la egyahy owgeed. Waligeyna kaniini madax xanuun ma isticmaalin intaan nolaaa wax dhib ahna Maka qabi madaxa jug ama dhaawac midnaba. Maxay naqan kartaa dhibtani?

SomaliDoc:
Fadlan saxaradaada ka baaro cudurka typhoidka ee keento bakteeriyada loo yaqaano "Salmonella"
Akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version